Wareysiyo

Dhageyso: Gudoomiye Yariisow Maxuu Ka Yiri Dacaayadaha Raqiiska Ay Faafiyeen Warbaahinada Ku Hadla Afka Mooryaanta.

Gudoomiye Maxamad Cusmaan oo la hadlay warbaahinta Raaxoole.com waxa uu beeniyey hadalada beenta ah  ee ay baafiyeen warbaahinada ku hadasha Afka mooryaanta, Yariisow waxa uu tilmaamay ujeedka laga leeyahay in beenta ay sheegaan warbaahinada mooryaanta ay tahay mid boorka lagu qarinayo ceebta iyo facshirka ay sameeyeen mooryaanta Aseendooyinka  beeraha xooga ku haysta ,isla markaana meel looga dhacayo dhaqanka wanaagsan ee ...

Read More »

Gudomiyaha Degmada Afgooye Oo Afka Furtay Kana Horyimid Qorshaha Mooryaanta Iyo Shariif Sakiin. Cod.

Gudoomiyaha degmada Afgooye oo ka waramay warar baryahan ay suuqda soo galiyeen mooryaanta iyo maamulka Shariif sakiin kaasoo ahaa in xilka laga qaaday C/Qani Yuusuf iyo ku xigeenkiiisa amniga kadib markii uu ka horyimid qorshaha mooryaanta iyo Shariif Sakiin. Gudoomiye C/Qani waxaa uu beeniyey dacaayadii ay ka faafiyeen kuwa ka soo horjeeda kaasoo ku aadanaa inuu u goostay dhanka Al’shabaab ...

Read More »

Dhageyso: Wareysi Xiiso Badan Ee Ku Saabsan Arimaha Gobolka Sh/Hoose.

Wareysi dheer ee aanu la yeelanay gudoomiyaha gudiga bad baadada beelaha Direed Suldaan Duureed oo ku sugan magaalada Jidda ee wadanka Sa’udi Arabia waxa uu kaga waramay wareysigiisii arimo xasaasi ah oo ku qotoma is badalada ka dhacaya degmada Marka ee Xarunta gobolka Sh/Hoose iyo go’aanadii ka soo baxay madasha wadatashiga qaabka ay u dhaceyso doorashada dhaceysa sanada 2016.

Read More »

Suldaan Shood Makeene Oo Shirar La Qaatay Jaaliyada Beesha Biimaal ee Hargeysa. Muxuu U Sheegay? Faanka Aduunka.

Suldaankii dhawaan isku qarash gareeyey inuu noqdo suldaanka beesha Biimaal ayaa waayadii ugu dambeeyey safaro ku kala bixiyey wadamo badano uu ka lahaa dano u gaar ah  ayaa iminka soo caga dhigta Jamhuuriyada Soomaaliland. Ibraahim C/Laahi waxa uu shirrar la qaatey jaaliyada beesha Biimaal ee ku dhaqan magaalada Hargeysi si ugu dhaadhiciyo inuu u dhiso jaaliyada ay ku mideysan yihiin ...

Read More »

DEG DEG: Ciidamadda Dowlada iyo Al Shabab oo ku dagaalamaya Deegaanka Ceel Baar Ee Gobolka Bakool

Wararka ka imaanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciiddanadda Dowladda iyo kuwa AMISOM uu ka socda Deegaanka Ceel Bar oo ku dhaw Magaalada Wajid ee Gobolka Bakool. Dagaalka ayaa bilawday kadib markii Ciidamada Dowlada ay Weeraren Goob ay ku sugnayeen Dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Al Shabab. Waxa jira warar sheegaya in Dagaalka uu ka dhashay ...

Read More »
Open