Wararka

Mideynta Aragtida Jaaliyadda Jeddah:20/1/2018

Jaaliyadda beesha   Biimaal ee Jeddah ayaay soo dhex tilley kala duwanaan aragtiyo  muddo dheer, taasi oo marba soo mareysey heer, ilaa muddo dhoor sano. Kala duwanaanta aragtida waa mid ku dhisan horumarka jiritaanka taariikhda, haddii aysan jirin kala duwanaan aragti lama heleen wax horumar ah dunida oo idil. Waxaase muhim ah , in la helo hab lagu mideeyo kala duwanaantaasi, ...

Read More »
Open