Dhacdooyin

Dhageyso: Dhacdooyin Kala Xanuun Badan Ee Ka Dhacay Gobolka SH/Hoose Kuna Xirnow Soo Gudbin Dhacdooyinkaasi

Warbaahinada ku hadla afka shacabka u dhashay gobolka Sh/Hoose gaar ahaan beesha Biimaal waxay idin balan qaadayaan tabinta dhacdooyinkii xanuunka badnaa midba mida kale ka sii daran, xasuusna ku reebtay dadka deegaanka,iyadoo dhacdooyinkaasi ay geysteen mooryaanta boobka uga soo hayaanta gobolada Dhexe kuwaas oo isticmaalayey shaatiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin  USC mooryaan Maxkamdaha (diin) Dowlada Hay’ada Ganacsato  ...

Read More »
Open