Ciyaaraha

Jose Mourinho Oo U Deyriyey Madaxda Real Madrid Oo Rajo Ka Qabay Jese Inuu Mar Labaad Ku Soo Laabto Garoonka Santiyaago.

Jose Mourinho ayaa tan iyo markii laga caydhiyay shaqada kooxdiisii hore ee Chelsea si wayn loola xidhiidhinayay in uu dib ugu laabanayo kooxda Real Madrid oo uu iyadana ka soo shaqeeyay, laakiin sida ay ku warantay jariirada ree Spain ee Sport, Mourinho ayaa maalmihii la soo dhaafay madax waynaha Real Madrid ee Florentino Perez u sheegay in aanu mar labaad dib ...

Read More »
Open