Arimaha Bulshada

Hambalyo Aroos Wacan Maxamad Axmad Maxamad (Qanyare) Iyo Gacalisadiisa Ruquyo Maxamad Maxamuud..

Waxaan halkan hambalo aroos farxad leh ugu direynaa walaalaha is calmaday calaf isku yeeshay, waa ayo waa kuma waa tuma waa boqorada jecelka  Marwo ruquyo Maxamad Maxamuud iyo Gacaliyaheeda Maxamad Axmad Maxamad Xasan  oo arooskooda iyo aqalgalkooda  ka dhacay deegaanka Ceeljaale ee duleedka Marka.               Guud ahan bahda Raaxoole.com oo isku duuban waxa ay ...

Read More »

Dadka buuran oo la ogaaday inay xasuustooda yar tahay

Dadka buuran ama cayilan ayaa la sheegay inay xusuustoodu ka liidato dadka aan buurnayn ee baaruurtu ay ku yar tahay. Konton qof oo la tijaabiyey oo cayilan ayaa la ogaaday in xusuustoodu ay ka xuntahay dadka caadiga ah ee aan buurnayn. Daraasadan ayaa lagu soo bandhigay (Quarterly Journal of Experimental Psychology) iyagoo sheegay in dadka cayilani aanay qaarkood xasuusan inay ...

Read More »

Sawiro: Ciidamada Amisom Oo Qorsheyneysa Imay Isbital Ka Dhiseyso Deegaanka Ceeljaale.

Khuburo ka socota ciidamada Amisom iyo taliska ciidamada Amisom waxa ay dhawaanahanba wadeen sidii goob caafimaad looga hirgelin lahaa deegaankaasi iyadoo codsiyo badan uu ka yimid wax garadka degaanka ayaa ugu dambeeyntii lagu guuleystay in si wada jir ah loo guda galo dhismaha isbitaal ay yeelato deegaanka Ceeljaale. Laamaha caafimaadka,wax garadka deegaanka, maamulka deegaanka iyo  gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose waxa ...

Read More »

Daawo Sawirada Habsami Usocodka Howlaha Fiqi Primary School Ee Deegaanka Ceeljaale.

Dhawaan ayey markii boorka laga jafay sarena loo qaaday lana tayeeyey wax barashadii ka jirtay  deegaanka Ceeljaale kadib hoos u dhac ku yimid wax barashada deegaankaasi xil weyna iska saaray dhalin yarada, waalidiinta iyo jaaliyada deegaanka Ceeljaale si ay wax barasho u heli lahaayeen ubadkooda. Wacyi galin iyo baraarujin kadib waxaa aroortii loo wada dareeraa goobaha wax barashada waxa ay ...

Read More »

Daawo Video Cadeymo Dhameystiran: Dr Xasan Cali Nuune Oo Soo Bandhigay Agab Caafimaad Oo Soo Dhiibeen Jaaliyada Reer Awdal Ee Denmarka.

Muuqaal ay soo duubeen gudigii loo xil saaray baarista in la iibsaday iyo in kale qalab caafimaad oo soo tabaruceen jaaliyada reer Awdal ee wadanka Denmarka mas’uulna ka ahaa Agaasimaha isbitaalka Marka Dr Xasan Cali Nuune. Muuqaalkan oo aad ku arki kartaan Dr Xasan oo sharaxaya qalabka uu hayo isla markaana sheegey cida isaga usoo dhiibatay iyo halka ay ugu ...

Read More »

Cadeyn Sawiro iyo Xog: Dr Xasan Nuune Inuusan Iibsan Ama Uusan Ku Takri Falin Agabki Caafimaad Ee Jaaliyada Denmark Ku Taakuleeyeen Isbitaalka Marka

31 March  sanadkan aynu ku jirno ayey ahayd markii ay soo if baxeen in la musuq maasuqay lana iibsaday qalab caafimaad oo ay soo dhiibeen jaaliyada  reer Awdal ee denmarka kuna taakuleynaayey isbitaalka  shacabka ee degmada Marka oo ay xaalada murugsani ka jirtay, kaasoo baaq cod dheer  qoraalo iyo warbixino u gudbiyey Dr Xasan Cali Nuune oo ah agaasimaha guud ...

Read More »

Tacsi: Innaalilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Grridu waa xaq naf waliba oo nool way dhadhamineysaa ma dhinte waa ilaahey SWC.. Alaha u naxariistee waxaa maanta degmada Janaale ku geeriyooday marxuum Maxamad Arbacow oo maanta rasaas ay ku haleeshay degmada Janaale xilli halkaasi dagaal iyo duqeymo ay ka dhaceen. Bahdi warbaahinta Raaxoole.com  meel walba ay joogaan  iyo dhammaan jaaliyada beesha Biimaal halkan tacsi tiiraayo leh uga dirayaan ...

Read More »

Sawiro: Biyo La’aan Soo Food Saartay Dadka Iyo Duunyada Ku Dhaqan Degmada Raaxoole Xili Wabigu Gureyo Roob L’aana Ay Jirto.

Dadka iyo duunyada ku dhaqan degmooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaada degmada  Marka iyo Raaxoole waxaa soo food saartay biyo la’aan aad u diran kadib markii abaar ay ku dhufatay dhulka Soomaaliya isla markaana uu guray wabigii biyaha laga cabi jirey. Dadka ku dhaqan tuulooyinka hoos yimaada degmada Raaxoole waxa ay ahaayeen kuwa la daalaa dhici jiray biyo xumo, iyagoo u ...

Read More »
Open