Hambalyo Aroos Oo Soo Gaartay Warrbaahinta Raaxoole.

Waxaan halkan hambalo aroos farxad leh ugu direynaa walaalaha is calmaday calaf isku yeeshay, waa ayo waa kuma waa tuma waa boqorada  Maryan Maxamed Axmed   iyo Gacaliyaheeda Maxamed Cusmaan Beyle   oo arooskooda ka dhacay deegaanka Buufow-Bacaad ee duleedka Marka.

 

Guud ahan bahda Raaxoole.com waxay halkani hambalyo iyo duco u direysaa walaalaha is calmaday Maxamed Cusmaan Beyle   iyo gacalisadiisa  Ms Maryan Maxamed Axmed waxaan ilaahey uga baryeynaa ducadii nabigeena NNKH ugu duceeyey walaalaha is guursaday

IMG_15F058-635226-0E8C11-96C080-5AF4DC-9B5C72

“Baarakallaahu lakumaa wabaaraka caleykumaa wajamaca beynikumaa fii kheyrin! Alaha ha idin barakeeyo dushiina barako alaha dhigo dhaxdiinana kheyr alaha dhigo Aamiin.

Waxaa sidoo kale Eebe SWC idinkaga baryeynaa kuwii aduunyo dhaxdeeda is anfaca,  Aakhirana Janada isku ahaada Xuurul Ciin, Owlaada Baari ah Diintooda, dadkooda iyo dalkooda Anfaca alaha idin kala  siiyo Aamiin Aamiin.

Howl wadeenada warbaahinta Raaxoole waxay idin leeyihiin Guurikiina guur kheyr gurigiin guri nagi guulow ka yeel Aamiin Aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Protected by WP Anti Spam

Open