Ceeljaale. Banaabax Lagu Taageeray Nabadii Uu Ku Baaqay Jarnal Waafow (Sawiro)

Banaabax balaaran ay isugu soo baxeen bulshada deegaan weynaha Ceeljaale ayaa lagu qabtay fgaarayaasha farasmagaalaha deegaanka Ceeljaale.

Banaabaxan oo ahaa mid lagu taageerayey is bar istaaga nabadii uu ku dhawaaqay Hogaamiyaha ruuxiga bulshada gobolka Sh/Hoose.

Mas’uuliyiinta, culimaa’udiinka, saraakiisha, haweenka iyo bulshada deegaanka Ceeljaale ayaa soo buuxiyey goobta banaanabax iyagoona cod dheer ku sheegay in taageerayaan go’aankiii nabada ahaa ee uu qaaday Jarnal Waafoo taasoo ay sheegeynaa inay dhabaha u jeexeyso nabada iyo horumarka gobolka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Protected by WP Anti Spam

Open