Dhageyso: Qaramada Midoobay Oo Banaanka Soo dhigtay Xadgudubyada Ay Geysteen Maleeshiyaadka Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada Oo Garab Siinaya Mooryaanta Hawargidir.

Warbixin dheer  oo ay soo saartay  Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay gawood falada ka dhacay sanadkii tagay iyo bilowga sanadkan isl markaana qeexay coalaada wajiyada badan ee ka taagan gobalka Shabeelada hoose iyo waxa ay salka ku haayso.

Haweeney u hadashay Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxa ay farta ku godey dhibaatooyinka loo geysto shacabka ay ka dambeeyaan maleeshiyaad Alshabaab iyo mooryaanta Hawargidir oo garab ka helaya ciidamada dowlada.

Warbaahinta oo dhameystiran ka dhageyso hoose.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Protected by WP Anti Spam

Open