Ururuka Dulmi-Diid Oo Is Badal Ku Sameeyey Hogaanka Maamulkooda.(Sawiro)

Ururuka dhalinyarada Dulmi-diidi ee fadhigoodu yahay boqortooyada Sacuudiga waxau fariistay kal fadhigoodii 10-aad ee sanadkan 2017 isla markaan

lagu qaadaa dhigay sanadkii tagay iyo waxyaabihii u qabsoomay iyo hiigsiga sanadkan aynu ku jiro in la qabto taasoo looga fadhiyo xubnaha ururka in ay dar dargaliyaan waajibaadka hor yaala UrurukaDulmi-diid.

Kal fadhiga 10-aad  sidoo kale waxaa  dib u habeyn lagu sameeyey hogaanka maamulka ururka  kaasoo kaasoo ka cusdur taaray in uu sii hayo hogaanka maadaama uu sheegay in haystaan daruufo iyo mashquul oo isaga u baqay in gabo howsha isla markaana  aysii socon waayaan howlaha ururuka.

 

Gudoomiyihii hore ee uruka C/Laahi Afarre  ayaa lagu badalay C/qaadir Maxamad Siid (Duurow) oo noqonaya gudoomiyaha rasmiga ah ee Ururka Dulmi-diid iyadoo xubnaha ururka ay u codeeyeen shaqsigaasi.

Dhammaan xubnaha ururka ayaa la dardaarmay gudoomiyaha cusub, halka gudoomiyaha dhankiisa uu sheegay in  uu si hufan u shaqeyn doona

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Protected by WP Anti Spam

Open