Dhageyso:War Saxaafadeed Ay Soo Saareen Ururka Dhalinyarada Dulmi-diid.

War saxaafadeed u jeedkiisu ku qotoma isbadal dhab ah wax dhisa kaasoo ay ku dhawaaqeen ururka dhalinyarada Dulmi-diid isla markaana farta ku godey jaaliyadaha beesha Biimaal ee ku nool qurbaha.

Xasan Cali Cabdi oo ah afhayeenka dhalinyarada Dulmi-diid waxa uu xooga saaray sidii dalka gobalka Shabeelada looga badbaadi lahaa cadowga iyo macluusha iyadoo uu sheegay in loo maro midnimo jaaliyada.

Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Dulmi-diid C / qaadir Duurow ayaa ugu dambeeyntii duco iyo dardaaran u jeediyeydhamaan bulshada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Protected by WP Anti Spam

Open