Hambalyo Aroos. Wacan Maryamo Maxamed Cusmaan iyo Gacaliyaheeda Cabdiqaadir Maxamed Fiqi

Waxaan halkan hambalo aroos farxad leh ugu direynaa walaalaha is calmaday calaf isku yeeshay, waa ayo waa kuma waa tuma waa boqorada jecelka  Marwo Maryamo maxamed Cusmaan  iyo Gacaliyaheeda  Cabdiqaadir Maxamed Fiqi  oo arooskooda iyo aqalgalkooda  ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Waaberi.

Untitled

Guud ahan bahda Raaxoole.com oo isku duuban waxa ay halkani hambalyo iyo duco uga direysaa walaalaha is calmaday Maryamo maxamed Cusmaan  iyo Gacaliyaheeda  Cabdiqaadir Maxamed Fiqi  waxaan ilaahey uga baryeynaa ducadii nabigeena NNKH ugu duceeyey walaalaha is guursaday

IMG_15F058-635226-0E8C11-96C080-5AF4DC-9B5C72

“Baarakallaahu lakumaa wabaaraka caleykumaa wajamaca beynikumaa fii kheyrin! Alaha ha idin barakeeyo dushiina barako alaha dhigo dhaxdiinana kheyr alaha dhigo Aamiin.

Waxaa sidoo kale Eebe SWC idinkaga baryeynaa kuwii aduunyo dhaxdeeda is anfaca  isku waara ,  Aakhirana Janada isku ahaada Xuurul Ciin, Owlaada Baari ah Diintooda, dadkooda iyo dalkooda Anfaca alaha idin kala  siiyo Aamiin Aamiin.

Howl wadeenada warbaahinta Raaxoole waxay idin leeyihiin Guurikiina guur kheyr gurigiin guri nagi guulow ka yeel Aamiin Aamiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Protected by WP Anti Spam

Open