Daawo Gudoomiyaha Degmada Raaxoole Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada……

Gudoomiyaha degmada Raaxoole ahna hogaamiyaha guud ee halgan besha Biimaal mudane C/Laahi Cali Axmada Waafoow waxa maan shir saxaafadeed ku yeeshay magaalada Ceeljaale kaasoo ay goob joog ka ahaayeen dhow gudoomiye iyoodayaal dhaqan iyado shirka jaraa’idkaasi ku saabsanaa qodobada laga soo saaray fadhi ay lahaayeen gudoomiyaasha Marko, Ceelwareegow iyo Ceeljaale.

Gudoomiye Waafow waxa shirkiisa ku soo hadal qaaday sadax arimood oo mid walba muhiimad gooni lahaa, kuwaasi oo kala ahaa xoojinta ammaanka iyo ka hortaga dhibaatooyinka loo soo maleego shacabka Sh/hoose, samata bixinta abaaraha ku dhuftay gobolka iyo aafooyinka ay reebeen sidii loo gurman lahaa dadka ay saameysey  abaarahaasi, codsi gurmada gar gaar ah oo  ku aadan dad farabadan uu soo ritay cudurka daacuunka IWM.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Protected by WP Anti Spam

Open