Gudoomiyaasha Marka Raaxoole Celjaale iyo Ceel Waroogow Oo Shir Xasaasi Ah Ku Yeeshay Deegaanka Ceeljaale

Gudoomiyaasha degmada Marka, Raaxoole, Ceeljaale iyo Cel-wareegow  waxa ay shir albaabada u xiran ku yeesheen deegaanka Ceeljaae ee degmada Marka shirkaas oo looga hadlayey marxalada uu marayo halganka gobolka ka socda iyo sidii ugu haboon ee loola jaan qaadi lahaa dowlada farmaajo..

Shirkan oo loo soo bandhigin saxaafada ayaan la ogeyn waxa ay waxa ku heshiiyeen gudoomiyaasha iyadoo odayaasha dhaqanka qaarkood  iyaguna ay ahaayeen kuwa goob joog ka ahaa madasha shirka.

Nabadoon Cabdow Laamyeeri oo ka mid ah nabadoonada ka qeyb galay shirkaasi  waxa uu ka sheekeeyey waxa ay isla soo qadeen mudanayaasha balse waxa uu diiday in uu daboolka ka qaado waxa ay ku heshiiiyeen gudoomiyaasha.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Protected by WP Anti Spam

Open