Hambalyo Aroos Wacan Maxamad Axmad Maxamad (Qanyare) Iyo Gacalisadiisa Ruquyo Maxamad Maxamuud..

Waxaan halkan hambalo aroos farxad leh ugu direynaa walaalaha is calmaday calaf isku yeeshay, waa ayo waa kuma waa tuma waa boqorada jecelka  Marwo ruquyo Maxamad Maxamuud iyo Gacaliyaheeda Maxamad Axmad Maxamad Xasan  oo arooskooda iyo aqalgalkooda  ka dhacay deegaanka Ceeljaale ee duleedka Marka.

Untitled

 

 

 

 

 

 

 

Guud ahan bahda Raaxoole.com oo isku duuban waxa ay halkani hambalyo iyo duco uga direysaa walaalaha is calmaday Maxamad Axmad Maxamd  iyo gacalisadiisa  Ms Ruquyo Maxamad Maxamuud waxaan ilaahey uga baryeynaa ducadii nabigeena NNKH ugu duceeyey walaalaha is guursaday

IMG_15F058-635226-0E8C11-96C080-5AF4DC-9B5C72

“Baarakallaahu lakumaa wabaaraka caleykumaa wajamaca beynikumaa fii kheyrin! Alaha ha idin barakeeyo dushiina barako alaha dhigo dhaxdiinana kheyr alaha dhigo Aamiin.

Waxaa sidoo kale Eebe SWC idinkaga baryeynaa kuwii aduunyo dhaxdeeda is anfaca  isku waara ,  Aakhirana Janada isku ahaada Xuurul Ciin, Owlaada Baari ah Diintooda, dadkooda iyo dalkooda Anfaca alaha idin kala  siiyo Aamiin Aamiin.

Howl wadeenada warbaahinta Raaxoole waxay idin leeyihiin Guurikiina guur kheyr gurigiin guri nagi guulow ka yeel Aamiin Aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Protected by WP Anti Spam

Open