Sawiro: Ciidamada Amisom Oo Qorsheyneysa Imay Isbital Ka Dhiseyso Deegaanka Ceeljaale.

Khuburo ka socota ciidamada Amisom iyo taliska ciidamada Amisom waxa ay dhawaanahanba wadeen sidii goob caafimaad looga hirgelin lahaa deegaankaasi iyadoo codsiyo badan uu ka yimid wax garadka degaanka ayaa ugu dambeeyntii lagu guuleystay in si wada jir ah loo guda galo dhismaha isbitaal ay yeelato deegaanka Ceeljaale.

Laamaha caafimaadka,wax garadka deegaanka, maamulka deegaanka iyo  gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay qiimeyn ku sameeyeen goobta laga dhisi lahaa isbitaalka cusub, iyagoona sheegay inay tahay goobta meel ku haboon in laga dhiso goob caafimad.

10620588_1146376245392614_6908475135526083383_n 13077013_1146376052059300_7207139342893659953_n 13094366_1146376028725969_3331403099406046821_n 13102855_1146376088725963_4686802068869679104_n 13124550_1146376438725928_1222810356605545710_n 13151658_1146376198725952_8294572154361756031_n 13151735_1146376305392608_6397582112630010397_n 13178889_1146376468725925_3528834815210953977_n 13179311_1146376375392601_3684105350638353895_n 13179469_1146376148725957_2239181784165306391_n

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Protected by WP Anti Spam

Open