Kooxda Juventus Oo Ku Kalsoon Inay Heli Karaan Daafaca Man United Matteo Darmian.

Saraakiil ka socdaan kooxda Juventus ayaa dalka Ingiriiska usoo duuli doonaan si ay kulan ula qaataan maamulka Man United waxayna kala hadli doonaan qaabkii Matteo Darmian looga iibin lahaa.

Shabakada Calciogazzeta.it ayaa qortay in agaasimaha kooxda Juventus Giuseppe Marotta uu usoo duulayo Ingiriiska si uu Man United kaga dhaadhiciyo qaabkii Giuseppe Marotta looga gadi lahaa.

 

Kooxda Man United xagaagii dhawaa waxay daafacan tayada wanaagsan Giuseppe Marotta £12.7m kaga soo iibsatay naadiga Torino sidoo kalena Premier League England xidigan si wacan ayuu ula qabsaday.

Laakiin 26-jirkan dhawaanahan kalsoonida macalin Luis Van Gaal ayuu lumiyay wuxuuna ku jah wareersan yahay kooxda man united oo ayaduba iskaliidato xilicayaareedkaan .

ugu danbayntii macada in ay kooxda Manchester ogolaandoonto iibinta  Darmian.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Protected by WP Anti Spam

Open