Xiriirka Soomaaliyeed kubadda Kolayga oo macallimiin qaran magacaabay(akhriso magacyada).

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa  soo saaray wareegto lagu  magacaabayo macallimiinta qaybaha kale gedisan ee xulka qarankan kubadda kolayga Soomaaliyeed.

Wareegtadan oo uu ku saxiixnaa guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga Mudane Cabdullahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa lagu magacaabay  21 macalin oo 18 ka mid ah ay hoggaamin oo xulalka qaranka Wiilasha iyo Gabdhaha oo ka koobnaan doona Waa wayn,  17- jirada iyo  3×3 oo Wiilal iyo Gabdho isugu jira.

Waxaan sidoo kale macallimiinta ku jira 3 macallin oo Mini Basketball loo  magacaabay, kuwaa oo laga doonayo in ay soo saaraan ciyaartooy da’yar.

xkc1

 

xkc2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Protected by WP Anti Spam

Open